Ciidamada Ammaanka oo Qabtay Nin Miino ku Aasayay Baydhabo (SAWIRRO)

0

Ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka ee maamulka K/Galbeed  ayaa gacanta Ku soo dhigay nin katirsanaa Al-Shabaab  oo qaraxyo  uu diyaariyey ku aasayey magaalada Baydhaba.

Waxaa ciidanka u suurtagashey in ay gacanta ku soo dhigaan  ninkaasi oo diyaariyey qaraxyada, islamarkaasina ciidanka mudo ay daba joogeen kadibna ay qabteen isgan oo miino ku aasaya irada hore ee guri uu daganaa taliyaha ciidanka Booliska gaarka ah ee K/Galbeed.

Ciidanka ayaa qaraxyada uu diyaariyey ninkaasi katirsan Al-shabaa kusoo bandhigay  xarunta taliska ciidanka Midawga Afrika ee AMISOM ee magaalada Baydhabo.

vlcsnap-2016-10-15-13h26m26s004-2 vlcsnap-2016-10-15-13h28m03s513-1 vlcsnap-2016-10-15-13h28m03s513-640x363-1 vlcsnap-2016-10-15-13h28m03s513-640x363

Share.

Leave A Reply

%d bloggers like this: